Duufaano roob wata oo looga baqanayo Puntand (dhegayso)

Duufaano roob wata oo looga baqanayo Puntand (dhegayso)

Hay’adda Hadma ee maaraynta masiibooyinka Puntland iyo wasaaradda arimaha gudaha oo kaashanaya hay’ado caalami ah ayaa sheegay inay ka walaacsanyihiin roobab iyo duufaano iswata oo kusoo fool leh xeebaha Puntland.

Waxaa shacabka looga digay inay xoolaha iyo noloshooda kala baxaan dhulalka godan iyo dooxooyinka biyo mareenka ah.

Cabdilaahi Cayrow agaasimaha hay’adda Hadma ayaa sidaasi sheegay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com