Duqayda magaalada Laasqoray oo cabiray dareenkooda ku aadan beecinta qalabka dhismaha dekedda Laasqoray.

Laasqoray, Oct 29 – Qaar ka mid ah duqayda magaalada Laasqoray ayaa baaq u diray madaxda hay’ada Horn Relief, madaxda dawlada Puntland iyo bulshada Puntland. Dad shacab ah oo waxaa jira iyana afkaartooda ku cabiray sida ay u diidan yihiin beecinta qalabka dhismaha dekedda Laasqoray …

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com