Duqa Muqdisho oo sheegay in Amaanka degmooyinka gacanta ku hayaan

Guddoomiyaha Goboolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho C/Raxmaan Cumar Cismaan Yariisoow ayaa sheegay in maamulkiisu uu yahay maamulka kaliya ee ka jira Soomaaliya,kaas oo dhamaan gacanta ku haya degmooyinka hoos yimaada.

Yariisow waxaa uu ka hadlayay qorshe loo dejiyay sidii loo xaqiijin lahaa amniga Magaalada Muqdisho kaas oo uu sheegay dhawaan ay billaabayaan.

Duqa Muqdisho waxaa uu xusay in maamulkooda aysan ka baqeyn Ciidan ka tirsan Al-shabaab oo weerar fool ka fool ah kala hortaga Ciidamada dowladda ee jooga Gobolka Banaadir,waxaana uu intaas ku daray in weerarrada gaadmada ah kaliya ay hadda wadaan qorshe looga hortago.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com