Duqa degmadda Gaalkcyo oo sheegay in la kala qaaday Maleeshiyaadkii ku dagaalamay Gaalkacyo (dhegayso|Daawo)

Duqa degmadda Gaalkcyo oo sheegay in la kala qaaday Maleeshiyaadkii ku dagaalamay Gaalkacyo (dhegayso|Daawo)

inta la ogyahay 5 ruux ayaa ku dhintay dagaal saaka Gaalkcyo dhinaca Waqooyi ku dhexmaray labo maleeshiyo belood oo wadda dagga Gaalkcyo.

Dagaalka ayaa salka ku haya muranka dhul,iyado dagaalkaas uu ahaa mid khasaare dhimasho iyo dhawacba sababay uu ka dhashay.

Nabadoon Yaasin Cabdisamad Duqa Degmadda Gaalkacyo oo Waraysi Gaar ah siyeey Radio daljir ayaa sheegay in ay ku guulaysteen in xabadda ay joojiyaan labadda dhinac isla markaana odayaasha dhaqanka ay ku howlanyihiin kala qaadista Ciidamadaas.

Halkan kadaawo Waraysiga.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com