Duqa degmadda Bosaaso oo ka hadlay Dhismaha Waddada Halbowlaha ee Bosaaso (dhegayso)

Duqa degmadda Bosaaso oo ka hadlay Dhismaha Waddada Halbowlaha ee Bosaaso (dhegayso)

Maamulka Degmada Bosaaso oo shaaciyay qaar kamid ah shirkadihii qaatay qandaraaska dismaha Wadada halbowlaha ah ee dhexmarta Magaalada Bosaaso oo uu dayac xoogle uu ka muuqdo,waxaana duqa Boosaaso oo Waraysi siyeey Daljir uu ka hadlay dhismaha wadadaas.

Wariye Faadumo Degan Daahir ayaa Bosaaso kaso dirtay warbixin

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com