Site icon Radio Daljir

Duqa cusub ee magaalada Qardho oo xilkii la wareegay & Duqii hore oo la dardaarmay hogaanka cusub iyo golaha deegaanka.

Qardho, Sept 04 – Maxamed Siciid Ciise, Duqa cusub ee magaalada Qardho ayaa xilkii kala wareegay Duqii hore Cismaan Buux Cali. Md. Cismaan Buux oo ka hadlay munaasabada xil wareejinta ayaa tafaasiil ka bixiyey waayihiin hogaanka magaalada Qardho …

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

Exit mobile version