Dugsi lagu xanaaneeyo  Caruurta Agoonta ah  oo laga furay duleedka Bosaaso (dhegayso)

HomeWararka

Dugsi lagu xanaaneeyo Caruurta Agoonta ah oo laga furay duleedka Bosaaso (dhegayso)

Guddiga aqoonyahanka deegaanka Bandarsiyaada ee goblka Bari ayaa deegaankaasi ka hirgaliyay iskuul si bilaash ah wax loogu bari doono Caruuta agoonta ah iyo kuwa danyarta ah. Hadaba Injineer Cabdirisaaq Abyad waa guddoomiyaha guddigaasi,wariye Saynab Cabdinuur Maxamed ayaa waydiisay waxa ku dhaliyay filirkan iyo dhaqalaaha ay ku hirgaliyeen halka uu uga yimid?. Dhegayso.

Masuuliyiin ka tirsan maamulka Degmadda Caabudwaaq oo komeer sameyeey (Daawo)
Dowladda Soomaaliya oo xoghaye ka joojisay shaqada inuu sirta bixiyo
Dowladda Kenya oo Xirtay Rag Alshabaab Katirsanaa

Guddiga aqoonyahanka deegaanka Bandarsiyaada ee goblka Bari ayaa deegaankaasi ka hirgaliyay iskuul si bilaash ah wax loogu bari doono Caruuta agoonta ah iyo kuwa danyarta ah.

Hadaba Injineer Cabdirisaaq Abyad waa guddoomiyaha guddigaasi,wariye Saynab Cabdinuur Maxamed ayaa waydiisay waxa ku dhaliyay filirkan iyo dhaqalaaha ay ku hirgaliyeen halka uu uga yimid?.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: