Site icon Radio Daljir

Dr. Siciid Cabdullaahi Deni waa madaxweynaha Puntland 2019 (dhegayso)

Doorashadii ka dhacday hoolka Baarlamaanka Puntland oo loogu tartamayay xilka Madaxweynaha dowladda Puntland sannadka 2019  iyo Kuxigeenka Madaxweynaha oo ay ku tartameen 32 musharax ayaa waxaa ku guulaystay xilka madaxweynaha  Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni.

Deni ayaa wareegii sadaxaad kaga guulaysay musharax Asad Cismaan Diyaano  35 cod, halka Asad Diyaano uu ka helay 31 cod.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c349cac020100879ae4b3f3/daaaa.mp3?_=1
Exit mobile version