Dr. Jimcaale, wasiirka dastuurka & arrimaha federaalka ee Puntland oo maanta la kulmaya qurbajoogta Puntland ee Minnesota, US.

Minneapolis, May 08 – Wasiirka federaalka & arrimaha dastuurka ee Puntland Dr. Cabdi Xasan Jimcaale oo hawlo shaqo u jooga Maraykanka ayaa maanta kulan la yeelan doona qurbajoogta Somalida, gaar ahaan Puntland, ee Minnesota.

Dr. Jimcaale ayaa safarkiisa ka soo bilaabay Washington D.C. oo shirar kula lahaa hay’ado qaabilsan xoojinta hay’adaha & nidaamka dimuqraadiyada.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com