Dowladda Sucuudiga oo Caruurta Jamaal Khaashuqji  siisay guryo iyo lacag

HomeWararka

Dowladda Sucuudiga oo Caruurta Jamaal Khaashuqji siisay guryo iyo lacag

Dowladda Sacuudiga ayaa caruurta suxufigii la dilay ee Jamal Khaashuqji siisay guryo ku fadhiya malaayin dollar, islamarkaana bil walba u qortay kuman

xog hayaha xafiiska isgaarsinta Iyo Tiknolojiyada SSC – Khaatumo Daahir Farax Ingeed
Waa kuma Garaadka cusub ee beesha Guuleed Garaad? (daawo)
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Kormeeray Dekedda Muqdisho (sawirro)

Dowladda Sacuudiga ayaa caruurta suxufigii la dilay ee Jamal Khaashuqji siisay guryo ku fadhiya malaayin dollar, islamarkaana bil walba u qortay kumanaan dollar, sida uu qoray wargeyska Washington Post.

Khaashuqji, oo cambaareyn jiray dowladda Sacuudiga islamarkaana wax ku qori jiray Washington Post, ayaa bishii October ee 2018 lagu dhex dilay kadibna meydkiisa lagu jarjaray gudaha qunsuliyadda Sacuudiga ee Istanbul.

Hoos kadaawo Warbxin

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: