Dowladda Soomaaliya oo Mar kale ku Dhawaaqday Dagaal ka dhan ah Alshabab (dhegayso)

Raisal wasaaraha dowlada fadaraalka soomaaliya ayaa iclaamiyay dagaal kadhan ah Ururka  Al-shabaab, Xasan Cali Khayre ayaa Ciidamada ku dhiiri galiyay in ay dalkooda iyo dadkooda ay difaacan  ayna soo celiyaan kala danbeentii dalka.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa hadalkan ka jeediyay xili shalay uu booqday xero xiidamada dowlada ay kuleeyihiin  deegaanka bali doogle  ee gobolka shabeelaha  hoose .

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Dowladda Soomaaliya oo Mar kale ku Dhawaaqday Dagaal ka dhan ah Alshabab (dhegayso)”

  1. Shirwa Abdisamad

    Asc bahda Daljir Run Aha anti I Aadbaan u so dhaweenayaa in dowlDa somalia Ay markale kudhawaaqday in lala dagaalamo Alshabaab Balse waxaan oranlahaa Yuusan noqon dagaalka Aad iclaamiseyn Afka baarkiis thanks
    0907412301

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com