Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday shirarka siyaasadeed ee hotelada Muqdisho (dhegayso)

Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday shirarka siyaasadeed ee hotelada Muqdisho (dhegayso)

Wasaaradda amniga ee dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa soo saartay go’aamo quseeya ammaanka magaalada Muqdisho, waxaana wasaaraddu ay mamnuucday gaadiidka dagaal ee tirada badan, afar qori ka badan inay qaataan masuuliyiinta dowladda, dharka ciidamada oo la iska xirto iyo shirarka siyaasadda ee hoteelada magaalada Muqdisho lagu qabto.

Wasiirka amniga Maxamed Abuukar Islow ayaa dhanka kale warbaahinta Muqdisho uga digay waxa uu ku tilmaamay madaxda qaranka in lagu xadgudbo iyo wixii la doono oo la baahiyo.

Hoos kadhegayso

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com