Masuuliyin Katirsan Dowladda Somaaliya ayaa magdhow hordhac ah ka bixisay dadkii ku dhintay dagaal maalin ka hor Muqdisho ku dhexmaray Ciidamo kawada tirsan dowladda Soomaaliya ,kuwaas oo khasaare gaarsiyeey dad shacab ah.
Saraakiil ka tirsan Milatariga Soomaaliya,Xildhibaanno ka tirsan Golaha shacabka iyo aqalka sare ayaa gaaray Xaafadda Haanta dheer ee Degmada Dayniile halkaas oo ay Ciidamada dowladda kuwada dagaallameen.
Mas’uuliyiinta dowladda ku jira ee goobta tagay islamarkaana lacagtaasi bixinayay waxaa ka mid ahaa Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi,Sanator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid,Jen Yusuuf Indha-cadde iyo Jen Laba Afle.
Dhigaal Cusub
« Haweenay Gudoomiye Waxeed Ahayd oo Muqdisho Lagu Dilay
« Haweenay Gudoomiye Waxeed Ahayd oo Muqdisho Lagu Dilay
Dhigaal Duug ah
Maamulka Galmudug oo Qaylo Dhaan u Diray Hay’adaha Samafalka (dhegayso) »
Maamulka Galmudug oo Qaylo Dhaan u Diray Hay’adaha Samafalka (dhegayso) »