Dowladda Shiina oo mamnuucday isticmaalka balastikada

Dowladda Shiina oo mamnuucday isticmaalka balastikada

Dowladda Shiinaha ayaa manuucday waxyaabaha ka sameysan balaastikada ee lagu qaato cuntada iyo caanaha.

Wadanka Shiina ayaa ah wadanka ugu isticmaalka badan waxyaabaha ka sameysan balaastikada sida bacaha iyo caagadaha.

Goobaha lagu iibiyo cuntada iyo wershashadaha ayaa lagu amray in ay joojiyaan isticmaalka waxyaabaha ka sameysan balastikadas.

Sanadihii ugu dambeeyey haraadiga waxyaabaha ka sameysan balastigada ayaa buux dhaafiyey 25 garoon, kuwaasi oo lagu ciyaaro kubadda cagta.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com