Dowladda Puntland: “Waxaan Garabtaaganahay Sacuudiga iyo Imaaraadka; DFS waa in ay Mowqifkeeda Badasho”

Dowladda Puntland: “Waxaan Garabtaaganahay Sacuudiga iyo Imaaraadka; DFS waa in ay Mowqifkeeda Badasho”

Dowladda Puntland ayaa maanta taxliilisay in ay si buuxda u garabtaagan tahay dowladaha Sacuudi Carabiya iyo Imaaraatka oo dhowaan xidhiidka u jaray dowladda Qatar, kaddib markii ay ku eedeeyeen in Qadar ay taageerto argagixisida caalamiga iyo tan Soomaaliya.

Dowladda Puntland oo muddo la aamusnayd mowqifkeeda ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay in ay qadarinayso xidhiidka soojireenka ah ee ganacsi, midka amniga iyo mashaariicda horumarinta ah ee ay labada dowladdood ay ka fuliyaan Puntland iyo Soomaaliya.

Halkan ka AKHRISO WAR MURTIYEEDKA oo ku qoran afka Ingiriiska

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com