Dowladda Puntland oo raali galin ka bixisay hadal dhawaan Madaxweyne gaas uu ka jeediyay Gobolka Sanaag : Akhriso

Dawladda Puntland waxay si dhamaystiran uga raali gelinaysaa Dawladda iyo Shacabka Koonfur Galbeed Ereyadii ay dhibsadeen ee ku jiray khudbadii Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ee uu uga hadlayey Arimaha Kooxda Alshabaab.

Halkan ka Akhriso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com