Dowladda Puntland oo Muqdisho kaga Qayb Gashay shirkii Wasaaradaha Warfaafinta Maamulada Dalka & Dowladda Dhexe (dhegayso)

Dowladda Puntland oo Muqdisho kaga Qayb Gashay shirkii Wasaaradaha Warfaafinta Maamulada Dalka & Dowladda Dhexe (dhegayso)

Magaaalada Muqisho ee caasimada dalka waxaa maanta lagu sooo afmeeray shir muddo shan maalin ah u socday wasaaradaha warfaafinta mamaulada dalka iyo wasaarada warfaafinta xukuumada dhexe ee dalka .

Qodoba dhowr ah oo isaashigu ugu muhiimsanaa ayaana laga soo saaray shirka manata Hadaba Puntland Waxaaa shirkaas uga qeyb galay Wasiiru dawlaha wasaaaradda warfaafinta puntland Cabdi fitaax nuur Ashkir wuxuuna radio daljir uga waramay Shirka iyo waxyaabhii lagu qaadaa dhigay intuu socday,

Cabdi Xakiin Xuesin Xasan ayuu Khadka taleevanka muqdisho ugu waramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com