Site icon Radio Daljir

Dowladda Puntland oo ku dhawaaqday Dagaal lagu Xoreynayo Gobalka Sool (dhegayso)

Guddiga difaaca Puntland ayaa ku dhawaaqay in Somaliland xabad looga saari doono gobolka ,kaddib markii Ciidamada Maamulkaasi ay dad rayid ah ku dhaawaceen Laascaanood .

Ciidamadda Maamulka Somaliland ayaa maanta Magaaladda Laascanood ku layaay dad shacab ah kuwaas oo qaar la xir xiray qaar kalena la dhawaacay ,iyado dowladda Puntland ay ka carootay falkaas Foosha xun.

Wariye Axmed sheekeye ayaa Warbixintan Garoowe kaso diray
https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b22723a0a01009ed2a5af0c/Warbixinta+Puntland+ku+dhawaaqday+Dagaal+inay+ku+qabsanayso+gobolka+Sool+by+Axmed+Sheekeeye.mp3?_=1

Exit mobile version