Dowladda oo soo saartay digniin ku saabsan fatahaado kale oo ka dhaca Dalka

Dowladda oo soo saartay  digniin ku saabsan fatahaado kale oo ka dhaca Dalka

Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah soo saartay digniin ku saabsan fatahaado kale oo ka dhaca Dalka.

Digniintan ayay Wasaaraddu shaacisay markii ay soo baxday halis ah in ay dhici karaan fatahaado iyo daadad, iyadoo ay isa soo tarayaan qatar ah in degaanada koofurta Dalka ka mid ah ay ka da’aan Roobab uu cabbirkoodu ka sarreeyo 40 Mile mitir Maanta iyo maalmaha xigaba.

Akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com