Dowladda oo ka hadashay xariga Wasiirka amniga Jubaland

Dowladda oo ka hadashay xariga  Wasiirka amniga Jubaland

War qoraal ah oo uu soo dhigay Bartiisa Twitter-ka Wasiir ku-xigeenka Batroolka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamuud Cabduqaadir Hilaal ayaa waxa uu ku sheegay in Wasiirka amniga Jubbaland ay ku raad joogeen Booliska Caalamiga ah ee( Interpol) iyo Laanta danbi barista ee CID-da.

Wasiir ku-xigeenka ayaa sheegay in Wasiir Janan uugalay dambiyo kala oo ah xadgudub dhanka bani’aadannimada oo ka dhacay Degmada Doolow ee Gobolka Gedo,halkaasoo afar ruux oo maxaabiis ahaa lagu dhex dilay xabsigii ay ku jireen. sharcigana la waafajin doono.

Tan iyo wixii ka dambeeyay doorashadi Jubaland waxaa aad uxumaaday xiriirka dowladda iyo maamulka Jubaland kadib markii dowladda ay sheegtay in doorashadii ka dhcaday Kismaayo ay ahayd mid sharciga baalmarsan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Abti yariisoow 5 years ago

    Meagan Interpol dadka MUQDISHO iyo
    Ragii dowladii gen/barre ka haray
    LOO xirsi WAAYEY,hooy yaanan DIB loo NOQON waxba u egtahYe,meeshaa
    Idinka jiro RAG idinkama jiro hadiidan tan u xanuunsan waa inoo xun iyo dagaal.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com