Site icon Radio Daljir

Dowladda kenya oo dalkeeda ka mamnuucaysa siyaasiyinta Somaliyeed (Daawo)

Kenya ayaa qorsheyneysa inay dalkeeda ka mamnuucdo siyaasiyiin iyo saraakiil Soomaali ah iyadoo ay diyaarisay liis ay ku qoran yihiin magacyada 66 sarkaal oo Soomaali ah, kuwaasoo ay ka mamnuuci doonto inay soo galaan dalkeeda.

Hoos ka daawo Warbixin

Exit mobile version