Dowladda Jarmalka: Jidka Garoowe-Gaalkacyo waa fashilmay waana la noqonay lacagtii mashruuca

War saxaafadeed ku qornaa afka Ingiriiska oo ka soo baxay Safaaradda (Hawlgalka) Jarmalka ee Soomaaliya, Kenya iyo Seychelles ayaa war aan hore looga baran gayiga Puntland faafisay maalinkii Khamiista ee 6 Siteenbar 2018. War saxaafadeedka oo dabajooga fashilka ku yimid dayactirka jidka Garoowe-Gaalkacyo oo kamid ah hawbowlayaasha dhaqaale ee Puntland ayaa lagu macneeyey sababta ay … Continue reading Dowladda Jarmalka: Jidka Garoowe-Gaalkacyo waa fashilmay waana la noqonay lacagtii mashruuca