Site icon Radio Daljir

Dowladda Imaaraadka oo Bilowday Masaafurinta Soomaalida iyo Ganacsato Boosaaso Lagu Soo Dejiyey (dhegayso)

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa saaka soo gaarey ganacsato Soomaaliyeed oo gaaraya ilaa 10 ruux kuwaasi oo laga soo masaafuriyey wadanka Isutagga Imaaraadka Carabta, aanna garanayn sababta keentay in lasoo masaafuriyo.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59b1367d050100997bff242b/Warbixinta+ganacsatada+laga+sootarxiilada+dalka+imaaraadka+carabta++sax+.mp3?_=1
Exit mobile version