Dowladda Hoose ee Gaalkacyo oo diwaangalinaysa Gadiidka dadweynaha (dhegayso)

Dowladda Hoose ee Gaalkacyo oo diwaangalinaysa Gadiidka dadweynaha (dhegayso)

Dawlada hose ee magalada galkacayo ayaa malmihi ugu dabeyay waday diwan gilinta baburta dad weynaha ee kasha qeya xafadaha magalada galkacayo sida bi elka bajajka baburta yaryarka ah.

Xogeyaha dawlada hose ee dagmada galkacayo iyo duqa magalada galkacayo maxamud yasin tumay oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ujedka loga danleyahay isdiwan gilinta gadadidka dad weynaha sidii loo sugi lahaa amaanka amaagalada,

Warbixintan Maxamed Lakiman ayaa Gaalkacyo kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com