Dowladda & Ganacsatada Muqdisho oo guddi u saaray xakameynta COVID-19 (daawo)

Dowladda & Ganacsatada Muqdisho oo guddi u saaray xakameynta COVID-19 (daawo)

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed ayaa kala hadlay in ay kaalintooda ka qaataan xakameynta iyo la tacaalidda cudurka Covid-19 ee dalka ku soo laba kacleeyay.

Daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com