Dowladda Cuman oo Raashin U Qaybisay Danyarta Baydhabo (dhegayso)

Dowladda Cuman oo Raashin U Qaybisay Danyarta Baydhabo (dhegayso)

Ku dhowaad 1,500 (Kun iyo shab boqol) oo Qooysas Danyar  ah ayaa Ka Faa’iidaystay  Deeq Gargaar ah  oo  isugu Jirta  Raashinka Noocyadiisa Kala Duwan   taasi  oo  Ka Timid  dawlada  Cumaan.

Cabdiraxmaan  Muxyadiin  jimcaale oo ah  wakiilka   dawlada  Cumaan  ee Qaybinta Deeqdaasi  ayaa Sheegay in Gargaarka  ay Sanadkii Sadexaad ka Faa’iidaysanayaan  Qooysaska Danyar ta ah  ayna Ugu Talagaleen inay  Ku afuraan Bisha Ramadaan  Waxaa uu Intaa Ku daray inay Horay Deeq Noocaan oo kala ah  ay Uga Qaybiyeen  Gobolada  bakool iyo  shabeelada Dhexe.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com