Dowlada Soomaaliya Oo Dib uheshiisiin usamaynaysa dhinacyadii ku dagaalamay Deegaanka Xeraale, Gal-Gaduud (dhegayso)

Dowlada Soomaaliya Oo Dib uheshiisiin usamaynaysa dhinacyadii ku dagaalamay Deegaanka Xeraale, Gal-Gaduud (dhegayso)

Gudigii nabadaynta beelihii ku dagaalamay deegaanka Xeraale ee Gobolka gal gaduud  ee  uu Madaxweynaha uxilsaaray halkaasi  ayaa gaaray deegaanadii ay ku dagaalameen beelahaasi.

Sheekh Abuukar bashiir Cali lataliyaha Madaxweynaha dhanka diinta oo ah gudoomiyaha gudiga nabadeenta beelahaasi ayaa sheegay in halkaasi ay utageen xalinta khilaafaadka udhaxeeya beelaha wada dagan gobolka galgaduud .

Wariye C/qaadir Yuusuf irshaad ayuu uwaramay .

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com