Dowlada Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa maanta ka shiray qorshaha horumarinta Ciidanka Booliska (dhegayso)

Dowlada Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa maanta  ka shiray qorshaha horumarinta Ciidanka Booliska (dhegayso)

Dowlada Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa maanta ka shiray qorshaha horumarinta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyadoo lagu ansixiyay qorshe ku aadan horumarinta booliska Soomaaliyeed oo ay taageereyso Midowga Yurub, waxana ka mid ahayd taageerada dhaqaale ee qorshaha sugidda amniga garoonka ciyaaraha ee Stadium Muqdisho.

Wariyehena Amino Ladan ayaa Warbixintan Muqdisho kaso dirtay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com