Warsaxaafadeed Puntland: “Laascaanood waxaa ka socda caburin, xarig iyo jirdil … loo geysanayo hooyooyin, arday iyo shacab nugul oo aan waxba galabsan” (akhriso)

Warsaxaxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in xarig, jir dil iyo rasaas nool oo lala dhaco lagu hayo shacabka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, kadib markii ciidamo ka amar qaata madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi ay ka yimaadeen Hargaysa. Dad badan ayaa u geeriyooday, kuwana waa dhaawac ayaa lagu yiri qoraaka kasoo baxay … Continue reading Warsaxaafadeed Puntland: “Laascaanood waxaa ka socda caburin, xarig iyo jirdil … loo geysanayo hooyooyin, arday iyo shacab nugul oo aan waxba galabsan” (akhriso)