Dowlad goboleedyada Soomaaliya oo hakiyay wada shaqayntii ay la lahaayeen wasaaradda kalluumaysiga (dhegayso)

Dowlad goboleedyada Soomaaliya oo hakiyay wada shaqayntii ay la lahaayeen wasaaradda kalluumaysiga (dhegayso)

Wasiirada kalluumaysiga ee dowlad goboleedyada Soomaaliya ayaa shir ay ku yeesheen magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ku go’aamiyay inay hakiyaan wada shaqayntii ay la lahaayeen wasaaradda kalluumaysiga ee Soomaaliya.

Wasiirada ayaa ku eedeeyey wasiirka kalluumaysiga ku tagri fal awoodeed iyo inuu caqabad ku yahay howlaha kalluumaysiga ee dalka iyo dhaqan galka heshiisyadii horay madaxwayanayaasha dowlad goboleedyada iyo dowladda dhexe ay u gaareen.

Wasiir kuxigeenka kalluumaysiga Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Salaad Jawle ayaa Maxamuud Cabdi Ibraahim uga waramay natiijada shirkan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com