Doorashadii Madaxweynaha Galmudug oo dib u dhacday (Warsaxafadeed)

HomeWararka

Doorashadii Madaxweynaha Galmudug oo dib u dhacday (Warsaxafadeed)

War-Saxaafadeed ka soo baxay Xildhibaanada Galmudug ee ku sugan Magalada Cadaado ee sheegay inay xilkii ka qaadeen Madaxweynaha Galmudug ayaa waxa ay

Qoysaaska dadkii ku wax yeeloobay qaraxii Zoobe oo deeq la gaarsiyaay (dhegayso)
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garowe (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

War-Saxaafadeed ka soo baxay Xildhibaanada Galmudug ee ku sugan Magalada Cadaado ee sheegay inay xilkii ka qaadeen Madaxweynaha Galmudug ayaa waxa ay ku shaaciyeen Jadwalka doorashada Madaxweynaha.

Jadwal ay xildhibaanadaas horay u soo saareen ayaa waxa ay ku shaaciyeen in doorashada ay dhaceyso 30-ka Bishaan September balse haatan dib loo dhigay,isla markaana ay dhici doono 6 Bisha soo socota ee Octoper Sanada 2018.

Sidoo kale waxaa War-Saxaafadeedka lagu sheegay in sababta dib ugu dhacday doorashada ay tahay codsi ka yimid musharixiinta xilka Madaxweynaha Galmudug.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: