Doorashada Xubin ka mid a aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya oo laga dooranyo Dhuusomareeb

HomeWararka

Doorashada Xubin ka mid a aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya oo laga dooranyo Dhuusomareeb

Waxaa maanta ka dhacaya magaalada Dhuusmomareeb ee xarunta Galmudug doorashada xubin ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya aqalka hoose oo lagu dooranayo boos uu baneeyey Cabduqaadir Gaafow oo xilkaasi iska casilay. Gen. Cabdulaahi Gaafow oo ah taliyaha waaxda socdaalka iyo jinsiyaha faderaalka ayaa u sharaxan xilkan oo shalay gaaray magaalada Dhuusomareeb.  

Caaqil Siciid Cismaan Shanlayste: “Abwaan Jaamac Kadiye waa in taalo lagu xasuusto loo dhisaa”.
Go’aano kasoo baxay Kulan looga hadlayay Amniga Gobolka Mudug
Warka Fiidnimo iyo Jaamac Cabdiraxmaan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Waxaa maanta ka dhacaya magaalada Dhuusmomareeb ee xarunta Galmudug doorashada xubin ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya aqalka hoose oo lagu dooranayo boos uu baneeyey Cabduqaadir Gaafow oo xilkaasi iska casilay.

Gen. Cabdulaahi Gaafow oo ah taliyaha waaxda socdaalka iyo jinsiyaha faderaalka ayaa u sharaxan xilkan oo shalay gaaray magaalada Dhuusomareeb.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: