Doorashada Madaxtinimada Galmudug oo Dib Loo Dhigay (DHEGAYSO)

Doorashada Madaxtinimada Galmudug oo Dib Loo Dhigay (DHEGAYSO)

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu sheegay ujeedka uu Cadaado u tagay in ay tahay wadatashi, arrimaha Doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo sidii wax looga qaban lahaa arrimaha Abaaraha.

HOOS KA DHEGAYSO

Dhanka kalena xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in doorashada Galmudug dib loo dhigay.

Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa waxa uu sidoo kale tilmaamay inta laga gaarayo 30-ka in la qaban doono kulamo dib u heshiisiin ah, doorashada Galmudug ayaa lagu waday in la qabto 10 Bishaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com