Doorashada aqalka hoose oo Garoowe weli ka socota iyo xildhibaano la doortay.

Garoowe, Dec 12 2016-Xarunta jaamacadda Bariga Africa ee magaalada Garoowe ayaa waxaa ka socota doorashada aqalka hoose ee barlamaanka Soomaaliya waxaana lagu doortay ilaa hadda saddex xildhibaan oo kasoo jeeda beesha Dhul-bahante iyadoona labadii ugu dambeysey doorashadoodu socoto.

Magacyada iyo qabiilada xildhibaanada la doortay

Canab Xasan Cumar Jaamac     Siyaad (Dhul-bahante) 45 cod

Axmed Ismaacil Shabeel           Khaalid (Dhul-bahante) 45 cod

Axmed Maxamuud Dubays      Reer Axmed (Dhul-bahante) 42 cod

lasooc magacyada labada dhiman.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com