Doogga Deegaanka!

Doogga Deegaanka!

Roobab lixaad leh oo illaa iyo biloowgii bisha May hoorayey ayaa lagu doogsaday dad iyo deegaan. Hoos waxaan idin kula qaybsanaynaa dooxooyinka dalka iyo dib-u-soo-noolaanshaha daaqa deegaanka.

 

 

  

Xuquuqda waa Radio Daljir iyo Haashim Cismaan

Daljir Soomaaliya

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 3
  • Abdikafi Ahmed Abdi 7 years ago

    Assalaamu Calaykum , Radio Daljir Somalia , marka hore aad baanu idiinku bogaadinaynaa sida wacan ee aad xaqaa’iq jira noogu soo gudbisaan sida hagar la’aanta ah , marka xiga baadka , Doga iyo Dooxooyinka Cagaartay iyo Howshii abaartii siman ee isu gargaarka iyo kala bayhoofka Dadka reer guuraaga ah ee soomaaliyeed waa imtixaan alle xagiisa ah oo loobaahan yahay marka shidadana inaan u adkeesano oo u mahad celino , marka barwaaqadana aan ku faraxno oo iyana u mahad celino
    Radio Daljir Somalia

  • Abdirahman Bashir Jama 7 years ago

    ascl marka hore alle ayaa mahad leh ooo naga saaray dhibkiii iyonabaartiii dabada dheeraatay ilaahay adaaa mudan ammaaan iyo mahad celin sidooo kale RADIO DALJIR ayaaa mahad u celin waaayo marka waxaaa uu ka had danaha shacabka iyo dalka ani waxaan ku taxnahay caawa iyo daljir

    • Waa mahadsantihiin Daljir. Qoraalka waxa ku dartiin goobaha sawiradaan laga qaday.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com