Dood kulul oo dhexmartay maanta Ilhaan Cumar iyo Elliot Abrams oo ah Ergayga gaarka ah ee madaxwayne Trump ee dalka Venezuela (daawo)

Dood kulul oo dhexmartay maanta  Ilhaan Cumar iyo Elliot Abrams oo ah Ergayga gaarka ah ee madaxwayne Trump ee dalka Venezuela  (daawo)

 

daawo ilhaan omar iyo elliot abrams oo hadalo kul-kulul is dhaafsaday.ilhan omar waxay ka tirsan tahay gudida arimaha dibada ee aqalka wakiilada, Elliot Abrams waa ergayga gaarka ah ee madaxwayne trump u qaabilsan wadanka Venezuela

Posted by Awale Nour on Wednesday, February 13, 2019

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com