Dood kadhashay qodob muddo kordhin ah oo ay baarlamaanka iyo madaxda dowladda dhexe samaystaan

Dood ayaa ka taagan qodob muddo kordhin ah oo ay samaystaan madaxda dowladda faderaalka Soomaaliya iyo golaha baarlamaanka.

Qodobkan ayaa ka mid ahaa qodobadii sharciga doorashooyinka ay shalay ansixiyeen golaha xukuumadda.

Maamulada dalka kadhisan ayaa siwayn uga soo horjeestay muddo kororsi ay samaystaan madaxda dowladda dhexe.

Haddaba qodobkan ayaa u qornaa sidaan hose.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com