Site icon Radio Daljir

Dood dhex martay Madaxweynaha Maraykanka Obama iyo ninka la tartamaya ee Mitt Romney (Dhegayso)

?

USA Oct 4-Dooddan oo ah tii ugu horeysay ee saddex doodood oo dhex mari doona Barack Obama iyo Mitt Romney ayaa ku saabsaneyd arrimaha gudaha ee dalka Maraykanka, waxana aad looga hadlay arrimaha dhaqaalaha, caafimaadka iyo waxbarashada.
?
Halkan hoose ka dhegayso Warbixin kusaabsan dooda labada masuul.
?
Diiwaanka Wararka?
Radio Daljir
(B)
?
?
https://daljir.com//resources/files/Codaynta%20Doorashada%20USA.mp3?_=1
Exit mobile version