Diyaarado dagaal oo duqayn u geystey degmada Baardheere ee gobolka Gedo,

?

Gedo—Aug-2012—-, Diyaaradaha dagaalka ee dalka Kenya ayaa duqayn u geystey degmada Baardheere ee gobolka Gedo, duqayntan oo la sheegay in lala eegtay meel ay ku urursanaayeen ciidamo katirsan ururka Al-shaab ayaan la ogayn khasaaraha ay geysteen, iyadoo ay gelinkii danbe ee maanta go’nayd isgaarsiinta degmada Baardheere.
?
Sh Isixaaq Xuseen Mursal oo ah xoghayaha Difaaca ?Ahlusuna Waljameeca ee gobolada koonfurta Somalia ayaa isagoo kusugan magaalada Garbahaarey Radio Daljir u sheegay in duqayntu dhacday duhurnimadii maanta (Khamiis-23-August-20).
?
Wararka laga helayo gudaha degmada Baardheere ayaa caawa sheegaya in dadka ku dhaqan degmadaasi ay dareemayaan cabsi aad u balaadhan oo ay ka qabaan ururka Al-shabaab oo aad u gadoodsan.
?
Diiwaanka Wararka
Radio Daljir
(B)

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com