Diyaaradaha Dowladda Maraykanka oo Duqayn Ka Geeystay Gobalka Bari (dhegayso)

Diyaaradaha Dowladda Maraykanka oo Duqayn Ka Geeystay Gobalka Bari (dhegayso)

Diyaaradaha Maraykanka ayaa duqayn ka fuliyay deegaanada Dhasaan iyo dhaadaar oo katirsan degmada Qandala ee gobolka bari,iyado warar kala duwan duqaymahaas ay kaso baxayaan.

Duqayntan oo shalay galab dhacday ayaa sididookale waxa ay gaysatay qasaare nafeed waxaana kudhintay gantaal laga sooriday diyaaradii duqaynta fulisay nin lagumagacaabo Cabdicasiis huruuse Guure oo kashaqaynjiray Xijiga.

Sidookale waxaa lalayahay ilaa iyo hada meel ay jaan iyo curib ay dhigeen xoolo isugu jira geel iyo Ari oo ay lahaayeen dadka xoolo dhaqatada ah oo deegaankaasi kunool.

Maraykanka ayaa sheegay in uu duqayn uu ka fuliyay gobolka bari uu ku beegaysaday xubno katirsan kooxda daacish.

Hadaba Farax Maxamed xuseen Waxa uu kamidyahay dadka deegaankaasi kunool ,waxa uu Wariye Xasan heykal ugawaramay Waxauu indhihiisa ku arkay xiligii ay duqayntu dhacday.

dhegayso Waraysiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com