Site icon Radio Daljir

Diiwaangelinta Musharixiinta Madaxweynaha Galmudug oo Socota.

Isdiwaangelinta Musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimada Maamulka Galmudug ayaa ka socota Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug.

Guddiga Doorashada Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa shalay ku dhawaaqay Jadwalka Doorashada, waxaana is diwaan gelinta ay bilaabatay Shalay.

Kudhowaad 10 musharax ayaa lagu soo waramayaa inay ilaa hadda u soo istaageen qabashada xilka madaxweynenimada ee maamulkaasi.

Exit mobile version