
Qoraal kasoo baxay xafiiska Raysal-wasaare C/wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa si cad looga soo horjeestay go’aamada madaxwayne Shariif Shiikh Axmd uu ku magacaabay degmooyin hor-leh, iyo dalacsiin saraakil ciidan.
Wareegtada oo nuqul ka mid uu soo gaaray Radio Daljir ayaa u qornayd sida tan.
Ref: XRW/LT/00.435/08/12????????????????????????????????????????????????????????????????????????? ????????????Date 15.08.2012
Ra?iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya
Markuu arkay: Qodobka 3aad ee Axdiga/KMG ee Dowladda Soomaliya,Farqadiisa 1aad & 2 aad
Markuu arkay:? Qodobka 46aad, Farqadiisa 1aad & 2aad iyo qodobka 48aad, ?Farqadii 1aad-xarafkiisa (A & B) oo qeexaya (Waajibaadka Wasiirka 1aad)
Markuu arkay: Qodobka 52aad Farqadiisa 1aad & 2aad oo qeexaya (Waajibaadka Golaha?Wasiirada)
Markuu arkay: Qodobka 53aad Farqadiisa 3aad, Xarafkiisa ( a iyo b ) oo qeexaya?(Xilka Golaha Wasiirada):
a)????? ? ?Fulinta Awooda Golaha Wasiirada iyo meelmarinta waajibaadkooda.
b)????? ? Maareynta iyo dhaqangelinta shuruucda loo xilsaaray
Markuu arkay: Qodobka 44aad ee Axdiga KMG ee qeexaya (waajibaadka Madaxweynaha)
Markuu arkay: Qodobada 81, 83, 85 ee Dastuurkii 1960 ?kii oo qeexaya waajibaadka?Golaha Wasiirada
Markuu ogaaday: Wareegtooyin ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha JS oo aan ku?Salaysnayn go?aan golaha wasiirada sifo sharciga waafaqsan
Markuu arkay: Go?aankii kalfadhiga Golaha wasiirada oo ku taariikhaysan13kii, August 2012 oo lagaga dooday Habsami usocodka Howlaha
Waxaa ku saxiixay R/wasaaraha Soomaaliya Prof: C/wali Maxamed Cali (Gaas)
FAALLOOYIN & FALCELIN