Site icon Radio Daljir

Diblumaasiyiinta Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho Jooga oo la eedeeyey (dhegayso)

Maamulka gobolka Banaadir ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa ku eedeeyey waxqabad iyo inay xerada Xalane ee magaalada Muqdisho soo dhaafin diblumaasiyiinta Beesha Caalamka ee jooga Muqdisho.

Guddoomiye Yariisow ayaa sheegay diblumaasiyiintan inay markoodii hore ay dalka u yimaadeen maysar la xiriira imaatinka Turkiga ee Soomaaliya oo mashaariicyo waawayn ka wada Muqdisho, iyo safaarad ugu wayn ee caalamka oo uu ka samaystay Muqdisho.

Hoos kadhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b2751b1000100abc5edb1d6/CodGudoomiyeYariisoow.mp3?_=1
Exit mobile version