Dib-u-dhaca dunida Islaanka iyo damiirka xanuunsanaya ee Soomaalida: Qaybtii 3aad (dhegayso)

Farriin hoggaanka Soomaaliyeed, Shiikh, Shariif, hoggaan siyaasadeed, mid hoose iyo mid sareba, heer degmo illaa heer Federaal: “Amaanada laguu dhiibtay si fiican ugaga soobax ilaalinteeda ama iska wareeji xilka!” *** Qaybihii hore ee mawduuca “Dib-u-dhaca dunida Islaanka iyo damiirka xanuunsanaya ee Soomaalida” waxa aan ku soo qaadaney wareysiyo qoraal iyo maqal ah oo aan la yeelaney … Continue reading Dib-u-dhaca dunida Islaanka iyo damiirka xanuunsanaya ee Soomaalida: Qaybtii 3aad (dhegayso)