Dib-u-dhaca Dunida Islaanka iyo damiirka xanuunsanaya ee Soomaalida: Qaybtii 2aad (dhegayso)

Farriin hoggaanka Soomaaliyeed, mid degmo, heer gobol, xildhibaan, wasiir, illaa heer Federaal: “Amaanada laguu dhiibtay si fiican ugaga soobax ilaalinteeda ama iska wareeji xilka!” *** Qaybtii koowaad ee mawduuca “Dib-u-dhaca Islaanka iyo damiirka xanuunsanaya ee Soomaalida” waxa aan ku soo qaadaney wareysi qoraal ah oo aan la yeelaney aqoonyahan Abukar Arman, waxa aana dulmarney su’aasha … Continue reading Dib-u-dhaca Dunida Islaanka iyo damiirka xanuunsanaya ee Soomaalida: Qaybtii 2aad (dhegayso)