Dhulgariirkii ugu waynaa ee labaatan sano kadib oo kadhacay California

HomeWararka

Dhulgariirkii ugu waynaa ee labaatan sano kadib oo kadhacay California

Koonfurta gobolka California ee Mareykanka ayaa waxaa ruxay dhul gariirkii ugu waynaa ee labaatan sano kadib kadhaca gobolkaasi, kaasi oo cabirkiisa l

CAAWA & DALJIR | CABDIXAKIIN XUSEEN XASAN | DALJIR GAROWE
Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo Racfaanka
DDS: Abaar baaxad weyn oo kusii kordhaysa Gobolada Af-dheer,Liibaan

Koonfurta gobolka California ee Mareykanka ayaa waxaa ruxay dhul gariirkii ugu waynaa ee labaatan sano kadib kadhaca gobolkaasi, kaasi oo cabirkiisa lagu qiyaasay 7.1-magnitude, waxaana uu ruxay dhismayaal badan, korontada iyo qaybo ka mid ah magaalada Los Angeles ayaa sidoo kalle uu wax yeeleeyey, mana jirto khasaare dhimasho oo ka dhashay.

Dhulgariirkan ayaa ka dhacay magaalo yar oo la yiraahdo Ridgecrest  Jimcihii 8:19pm xiliga California oo ku beegan 3:19 GMT Sabtidii, waxaana uu yimid maalin kahor markii dhulgariir cabirkiisu yahay 6.4 uu ku dhufay meel aan sidaasi uga fogayn.

Dhulgariirkan ayaa ruxay muddo 11 jeer ah, kaasi oo keenay aragagax balaaran.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: