Dhulballaarsiga Itoobiya, dagaalkii xoreynta Soomaali Galbeed & siyaasadda maanta ee Abiy Axmed (wareysi | dhegayso)

Qaybtii 1aad ee Waraysi Halgamaa Xasan Jabhad Halgamaa Xasan Cabdullahi Ducaale “Xasan Jabhad” oo waraysi gaar ah siiyey Warbaahinta Daljir ayaa nooga warramay xaaladda dalka Itoobiya, damaceeda dhulka Soomaaliya, duulanadii dhacay, iyo dagaalkii weynaa ee ugu danbeeyey ee 1977, siiba kii aagga Jigjiga, laguna jabiyeey Itoobiya. Xasan Jabhad waxa uu il gaar ah ku fiirinayaa … Continue reading Dhulballaarsiga Itoobiya, dagaalkii xoreynta Soomaali Galbeed & siyaasadda maanta ee Abiy Axmed (wareysi | dhegayso)