Dhismaha Garoon Diyaaradeed oo Cusub oo Garowe laga bilaabay

Sabti, December 26, 2015 (Daljir) — Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka si rasmi ah u dhagaxdhigay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe, oo kamid noqon doona qorshaha horumarineed ee kaabayaasha dhaqaalaha dowladda Puntland.

Munaasabad ballaaran oo kadhacday garoonka ayaa waxaa ka qaybgalay madaxdowladda Puntland, siyaasiyiin magac kuleh Puntland iyo qaybaha bulshad rayidka ah oo dhammaan bogaadiyey horumarinta iyo dhismaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe.

 

Daljir.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com