5 Dhimasho iyo Dhaawac aan la Hubin ayaa ka Dhashay Qaraxa Bossaso

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno qarax ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in 3-5 ruux ay ku dhinteen in kabadana ay ku dhaawacmeen, qarax ismiidaamin ah oo lala beegsaday ciidamo gaadiid ku baarayey bartamaha magaalada.

Taliyaha qaybta booliska gobolka Bari ayaa xaqiijiyey dhimashada askari kamid ah ciidanka oo baarayey gaadiidka, dad weynaha oo xilligaasi ku sugnaa barta kantaroolka ah.

Goordhow ayaa la filayaa in laamaha ammaanka iyo maamulka gobolku ay faahfaahin ka bixiyaan qaraxaani ka dhacay goobta lagu baarayey gaadiidka ee kutaal Boosaaso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

11 responses to “5 Dhimasho iyo Dhaawac aan la Hubin ayaa ka Dhashay Qaraxa Bossaso”

  1. moha dj

    runti waa wax fool xun wixi ka dhacay mgalda bosaso
    ilahw soo qabo shar wada yaasha

  2. walle

    waxan u tacsiyayn dhamaan umada somaliyeed into wax kasogareen
    runti waa fall foolxun waxan u mahadcelin cidanka amanka bosaso oo ha hortagay qaraxas

  3. dheereeye

    inaa li laahi wa ina ilayhi raji cun wlhy wa wax laga naxo runti mesha dadka muslimka wax lagu yelay wana ka tacsi yaynaya dhaman umada musliminta ah

  4. abshiir xaaji yuusuf

    wankaxumahay qaraxakadhacay magaalada bosaso ilaahay ha unaxariisyo intii kudhimatay qaraxa intakudhaawacmatayna ilaahay ha caafiyo

  5. Alow umada badbaadi

  6. Allaha inta dhimatana unaxariisto oo janatul firdowso ka warabiyo inta dhawacana allaha u boga dhayo

  7. illahy ha unaristo intii dhimaty intii dhawacana illahy ha bogsiiyo

  8. allow sahal amuraha dhib majirto allha intaa hanoga koobo. dulmila yasha xasidiinta. rabi Gi naga qabtay ayaa mahdle

  9. Maxamed siraaji

    Waan ka xumahay qaraxa ka dhacay magaalada bosaso ilaahey ha u naxariisto Inta ku dhimatay Inta dhaawacana ilaahey ha caafiyo

  10. CiiLtire mo

    qaraxa ka dhcy bosaso allow unaxriso inta dhimty inta dhaawca ahna caafimd deg deg ah sii

U Jawaab HE Towfiiq Bashiir Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com