Site icon Radio Daljir

“Dhimashadu 60 Kor bay u Dhaaftay” iyo Wararkii ugu Danbeeyey ee Buuhoodle

Xaaladda Caafimaad ee Buuhoodle ayaa ka soo daraysa. Cisbitaalka Daryeel Buuhoodle waxaa buuxdhaafshay bukaansocod, dhimashaduna 60 qof kor waa u dhaaftay. Daawadu waa dhammaad. Hoos ka dhegayso wararkii ugu danbeeyey iyo xaaladda Buuhoodle.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/58f97c4d07010057cb93e2d8/Xaalka+Buuhoodle+iyo+Dhimashada+oo+60+kor+u+dhaaftay.mp3?_=1
Exit mobile version